Riyada hilib digaag aan soo iibsanayo

Riyada hilib digaag aan soo iibsanayo

Riyada
Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo tagaya tukaan ka iibsanaya hilib digaag shaf bilaa lafaha ah  iyo lugo waan eegaya wixii xun ayaan iska reebaya

Riyada hilib digaag aan soo iibsanayo
Riyada hilib digaag aan soo iibsanayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto waxyaalo noloshaada la xiriiro.

Oo kugu caawinaya wax badan inaad samaysato oo aad ka doorato wixii ugu fiican.

Waxaa dhici karto inaad hesho lacag aad noloshaada ku maamusho

 

Halkan ka daawo riyada doorada iyo diiqa

 

The dream indicates that you will receive things related to your life.

Which will help you to do more and choose the best.

You may receive money to control your life.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. AcceptRead More