Site icon Daruur درور

Riyada hardinta wax sac u eg kadib qofka oo biibayo

Su’aasha:

Suaal riyada anoo wax sac u eeg igu soo boodeen oo ay hardi ugu dhufteen ka Dibna an biibay sidii qof dhintay oo kale.

Riyada hardinta wax sac u eg kadib qofka oo biibayo
Riyada hardinta wax sac u eg kadib qofka oo biibayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa faraj inaad heli doonto oo Alle aad u dhowaan doonto oo aad ka badbaadi doonto dhib kugu soo socdo, riyada waa khayr.

Exit mobile version