Site icon Daruur درور

Riyada habeen bar idinkoo meel u socda

Su’aasha:

Waxaan xaley ku riyooday ani iyo walaashey iyo gabar ay dhashay oo habeen bar aan u socono guriga hooyadeen markaas iyaga baabuur ayay koreen anaa ka haray waxaana arkay walaashey kale oo i leh meeshan dhawaa daganahay sidii aan ku raacay oo aan gurigooda ku bartay ka dib waxaan is aragnay wadaadka qaba koley wuxuu i weydiiyey cida aan ahay anna waan u sheegay xitaa magacayga ka dib waanka soo tagay markaann kasoo tagay walaashey iyo gabadhaan abtiga u ahaa wey iga tageen marka laba moobeel baan watay mid niicle ah iyo mid shaashad ah, markaasaan waayey kii niiclaha ahaa saasey tahayna waa habeen bar anoo si uun u dawaqsan baan arkay wll riyadaas maxaa lagu macneeyaa?

Qofkii ku riyoodo asoo la socdo qof uu jecel yahay habeen bar riyada waxay tusinaysaa inuu ujeeddadiisa si dhib leh ku gaarayo, habeenka wuxuu tilmaamaa mugdi iyo rafaad. Marka riyada habeenka waxaa laga fahmaa in qofka uu hayo jahwareer arrimaha uu u jeedo inaysan u toosnayn. Waa riyo baraarujin ah, waliba moobelka lumaya ayaa sii caddeynaya in dhib uu jiro.
Qofkii ku riyoodo asoo la socdo qof uu jecel yahay habeen bar riyada waxay tusinaysaa inuu ujeeddadiisa si dhib leh ku gaarayo, habeenka wuxuu tilmaamaa mugdi iyo rafaad.
Marka riyada habeenka waxaa laga fahmaa in qofka uu hayo jahwareer arrimaha uu u jeedo inaysan u toosnayn.
Waa riyo baraarujin ah, waliba moobelka lumaya ayaa sii caddeynaya in dhib uu jiro.

Jawaabta:

Qofkii ku riyoodo asoo la socdo qof uu jecel yahay habeen bar riyada waxay tusinaysaa inuu ujeeddadiisa si dhib leh ku gaarayo, habeenka wuxuu tilmaamaa jahwareer iyo rafaad.
Marka riyada habeenka waxaa laga fahmaa in qofka uu hayo jahwareer arrimaha uu u jeedo inaysan u toosnayn.
Waa riyo baraarujin ah, waliba moobelka lumaya ayaa sii caddeynaya in dhib uu jiro.

Exit mobile version