Site icon Daruur درور

Riyada habaryar oo guri degtay oo uur leh

Su’aasha:

Waxan ku riyoday habaryartey oo guri qasri ah dagtay beero qurux badan leh iyo waaskooyin iyadoo uurna leh uurkaasna si qarsoodi ah ayay u shegeysa qofki ugu horeyay oo u shegtayaan ani ahay.

Riyada habaryar oo guri degtay oo uur leh
Riyada habaryar oo guri degtay oo uur leh

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal sare ay gaari doonto habaryartaada laakin arin sir ah ayaana gaarsiin doonto oo adiga kaligaaga ay kuu sheegi doonto, taasna waxaa astaan u ah uurka, riyada uurka waa sir qof gudaha ugu qarsoon.

Exit mobile version