Riyada guurka naag la qabo oo galmo codsanaysa
Riyada:
ASC WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAN NABADGALYO GUUDKIINA ILAAHAY HAYEELO
waxaan ku riyooday anoo guursaday gabadh hada laqabo lkn riyada lafuray aan garanayo
oo la seexday gabadhii
gurigii markaanu tagnay een seexanayno ayaa waxaa soo galay qolkii aanu joognay oo dheeraa oo waynaa koonihiisa kale soo seexday ninkeedii hore oo furay iyo laba gobdhood labada gabdhoodna wayka so keeyeen ninka
kabacdi ayay iga codsatay qalmo aroosadii intaan busto wayn huwanay ana waan ka diiday oo ku idhi suurtagal maaha way seexdeen qolkuna waa madaw ayay igu tidhi intay habisoo siisay anoo diidan ayay u galmoday mana biyo bixin
mardanbana masamaynayo meel cidlo ah ayaan u guuri waananu u guurnay
waxaan kala badalayay gawaadhi qaaliyoo faro badan oon leeyahay
oon kolba mid kaxaysanayay
anoo faraxsan markii danbe oon guri way dagnay dadkuna way ii hanbalyaynayeen ilaa suuqa
Allah mahadle.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax aad u fiican sidoo kale inaad ka badbaadi doonto dhibaatooyinka nolosha oo aad raaxo aduun heli doonto, riyada guur ma tilmaamayso, laakin waxay tilmaamysaa nolol aduun iyo raaxo iyo inaad ka adkaan doonto rag badan kula tartamaya.
Riyada naagta garoobta ama naagta la qabo oo lasoo furay waxaa laga fahmayaa inuu jiro tartan xagga nolosha rag kale inay kula tartamayaan waxa lagu tartaramyo waa nolol aduunka iyo hanti.
Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun
Dreaming indicates that you will get very good as well as that you will be saved from the difficulties of life and you will have worldly pleasure, the dream does not describe marriage, but it describes worldly life and pleasure and that you will overcome many men who compete with you.
It is understood from the dream of a divorced woman or married woman that there is competition in the life of other men to compete with what is contested is worldly life and property.
Halkan ka daawo riyada raaxada galmada
يشير الحلم إلى أنك ستحصل على شيء جيد جدًا ،
ستنقذ أيضًا من مشاكل الحياة وستجد السعادة في هذا العالم.
الحلم لا يدل على الزواج ، لكنها تشير إلى الحياة الدنيوية والرفاهية وأنك ستتغلب على العديد من المنافسين.
حلم المرأة المتزوجة أو المطلقة يعني أن هناك منافسة في حياة الرجال الآخرين ،
ما يتنافسون من أجله هو الحياة والثروة.