Site icon Daruur درور

Riyada guurka laba gabdhoob

Su’aasha:

ASC WAAD MAHADSANTIHIIN MARWALBA

HORTA IDINKUUBAA RIYADA UJEEDKEEDA ANAGU WAANSOO GUDBINAA UUNE
HADAANU MARKA QAARSOO GUDBINO WAXA QALADA HANALOO DULQAATO

WAXAAN KU RIYOODAY XALAY ANOO GUURSADAY OO AROOSA OO DHAMAAN DADKII OO DHANI BUUXAAN OO LA II DUCAYNAYO XOOLAHII LAQALAY OO DUCO BALAADHAN LA DHIGAAYO OO RAASHINKII AY KARINAYAAN DUMAR AAD U BADAN OO BOQOLAALA OO AY LAKARINAYO
WAXAAN ARKAY EHEL BADAN OO HABLO AAN WALALO NAHAY KU JIRAAN GURIGAYAGII INTUU BUUXSAMAY GURYO KALE XATAA LAFADHIYO

HADABA ANOO AROOSA GABADHII AROOSADA AHAYD ILAMAY JOOGIN WAXAAN KALA DOORANAYAY LABA GABDHOOB OON GARANAYO AYAAN KALA DOORANAYAY MIDII AAN GUURSAN LAHAA MATANAAD GUURSATAA MATAN
WAXAANSE JECLAA INAAN LABADABA GUURSADO
MARKAASI MIDBAA LABADA GABDHOOD WADAN KALE JOOGTAY LABADA GABDHOB MARKAASI WAXAAN LAHAA INTAY TAASI MAQAN AMA AY IMAANAYSO TAN JOOGTA GUURSO HADA
AADNA WAAN U FARAXSANAA
AADNA WAA LA IIGU HANBALYAYNAYAY
ALLAH MAHADLE.

Riyada guurka laba gabdhoob
Riyada guurka laba gabdhoob

Jawaabta:

Inshaa Allaah faraxd adduun iyo mustaqbal wacan ayay tilmaamayaan gabdhahan waa riyo khayr iyo bishaaro  ah, riyada guurka gabdhaha loo jeedo waa riyo mustaqbal aduuun tilmaamayso.

Exit mobile version