Site icon Daruur درور

Riyada guurka garoob hal wiil wadato

Su’aasha:

Asc waad salaman dhamantina salan ka-dib waxa aan ku riyooday aniga oo guur ku fekeraayey gabadhan gursan rabana ay tahay goroob hal wiil wadata iyo aniga oo hadafyadeyda ka gaaray guul riyadaas maxey noqon kartaa mahadsanid.

Riyada guurka garoob hal wiil wadato
Riyada guurka garoob hal wiil wadato

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub inaad gali doonto noloshaasna waad ku farxi doontaa, Ilaahay wuxuu kuu furaa albaabada adduunyada inshaa Allaah waa khayr.

Exit mobile version