Riyada guurka gabadha nin aysan garanaynin

Su’aasha:

Asc Sheikh allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo guursanayo nin aan garaneyn dadkune ey iga qarinayan markii lugu geeyo ayaa arkesaa aye igu dhahde hooyo nin kale oo xafadeena dagan ayan umooday haduu asaga noqdo waan kasoo tagaa haduu nin kale yahay wan la joga ayan ku qeylina waxan so xirte jilbab iga weyn markasan leyahay dhar noocan miyaa la xirtaa arooska niyada wan ka faraxsanahy lkn dadka inaa ka xumahay arinta ayaan u jilaa.maxe noqo karta
Jazakaallh.

Riyada guurka gabadha nin aysan garanaynin
Riyada guurka gabadha nin aysan garanaynin

Jawaabta:

Riyada waa bishaaro waxaad heli doontaa waxa naftaada ay u baahan tahay oo raaxo adduun ah, riyada waxay tilmaamaysaa guul xagga waxbarashada sidoo kale xagga bulshada, waxaad heli doontaa haddaad tahay gabar doob ah nin aad u fiican ood ka heli doonto, si kadis ayuu noloshaada usoo galayaa ninkaas.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More