Riyada gurigoo alaab laga xadayo
Su’aasha:
Asc Allah mahadleh
waad mahadsan tihiin Allah macak
waxaan ku riyooday anoo guri aad u qurux badan oo wax walba yaalaan oo aan ku arooso lahaa qolka midoo alaab badani taalay laxaday kuraas iyo alaab kale oo dadna igu soo urureen Ana waxaan lahaa iska daa habelbaa Bari aan u sheegi waxay ila ahayd inuu hebel kaasi dadka xaday keeni doono
dadkii ayaan ka dareeriyay gurigii oo aan ku idhi nadhaafa oon Kala eryay
Allah mahadleh.
