Riyada guriga cusub iyo cirka oo wax ku sawiran yihiin

Riyada guriga cusub iyo cirka oo wax ku sawiran yihiin

Riyada:

Asc Allah mahadleh

waxaan ku riyooday anoo dhisan oo uguurnay guri cusub oo daarad wayn oo balaadhan leh waxaana nasoo bookhday laba gabdhood oo walaalo ah oo caruur farabadan oo hablo u badan wata iyo hooyadood gabdhaha caruurtani dhalay Cirkuna waxuu lahaa daruur waawayn waxaana dhex socday waxaad gaadhi yar moodo waxwwnu u socday dhanka cadceed kasoo baxa dadkoo dhan baa daawanayay qaarbaa lahaa waa sh shariif sh axmed qaarna waxay lahayeen waa somaliland oo soo heshiisiinaysa somaliya
Allah mahadleh.

Riyada guriga cusub iyo cirka oo wax ku sawiran yihiin
Riyada guriga cusub iyo cirka oo wax ku sawiran yihiin

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn oo la xiriira mustaqbalka soomaaliya adigana qeyb ayaad ka ahaan doontaa isbadalka waliba qeyb saameys ku leh maamulka dalka.

Riyada waxaa kaloo ay tilmaamaysaa farxad weyn iyo nolol fiican.

Halkan ka daawo riyada guriga

 

Riyada haweeney naago ay kabaha ka qaadanayaan

 

The dream indicates a major change in the future of Somalia and you will be part of the change in the country.

The dream also refers to great joy and a better life.

يشير الحلم إلى تغيير كبير يتعلق بمستقبل الصومال وستكون جزءًا من التغيير الذي سيكون له أيضًا تأثير على إدارة البلاد.

يشير الحلم أيضًا إلى السعادة الكبيرة والحياة الطيبة.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More