Riyada guri aroosa iyo tuug iyo gabar dhar khafiif wadata

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh
waanad mahadsan tihiin
Allah macak

waxaan ku riyooday anoo maqsin wayn oo aad loo qurxiyay dhex jooga gabadh aan aqaano oo ii soo gashay iyadoo dhar qafiifa xidhay
galmo ayay rabtay Ana waan ka diiday
waliba waxan u sheegay inan guursan rabo
albaabkii qolka Kala furay wuu dhacay albaabkii oo gudaha ayuu ku dhex dhacay
qolkaasi waxwalba ayaa yaalay alaab wada cusub hurdo fadhi dhaman ilaa Ac qabooojiye
waxan rabay inaan ku aqal galo
kabacdi waxaan soo galay qolkii hore oo tuug gurtay alaabtii wax badan
dumar badan ayaana soo galay oon saaray
Allah mahadleh.

Riyada guri aroosa iyo tuug iyo gabar dhar khafiif wadata
Riyada guri aroosa iyo tuug iyo gabar dhar khafiif wadata

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa nolol aduun oo raaxo leh iyo waxyaabo badan habka ay kugu fududaanayaan laakin waxaad la kulmaysaa wax dhib ah, dad aan wax kula rabin ay kugu sameynayaan oo ay nolosha kaa qasayaan, riyada waa riyo xalaakaaga tilmaamaysa siiba xaalka qoyska iyo guurka wax ku saabsan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More