Site icon Daruur درور

Riyada guduudka isha iyo daadashada timaha indhaha

Su’aasha:

Walaal waxaan ku riyoodey aniga oo isha oohin Gaduud yar uu kujiro ka imaanayo kadib isha ay baluuk isku badaleyso hadane Timaha indhaha hoostooda ku yaal soo go ayaaan riyadaas iifasir salaal.

Riyada guduudka isha iyo daadashada timaha indhaha
Riyada guduudka isha iyo daadashada timaha indhaha

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku jirto qaladaad badan oo naftaada iyo diintaada dhib u keenaya waliba waxay si xoog u tilmaamaysaa inaad diinta ka fogaanayso oo aad xumaan dhex galayso, waxaa laga yaabaa digniin inay tahay oo lagaaga digayo inaad ka dheeraato ku dhaqanka diinta.
Guud ahaan riyada waa riyo dhibaato iyo rafaad iyo walwal tilmaamayso Ilaahay sharteeda hakaa reebo.

Exit mobile version