Riyada god weyn dab ka shidan yahay

Su’aasha:

Asc wll waxan arkay riyo aan layabay waxan arkay god weyn oow kashidan yahay dab waxa agtagan qof iyo aniga waxa imaday dad oo galaya dabka wanala gudabola waxowleyahay qofku sogala waliga dadkale aya sosocday.

Riyada god weyn dab ka shidan yahay
Riyada god weyn dab ka shidan yahay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa dambi weyn inuu jiro godkaas dabka ka shidan yahay oo dadka ay galayaan waa macsiyo iyo dambi weyn, riyada waxay noqon kartaa digniin lagaaga digayo inaad ku dhacdo qalad ama dambi marka naftaada ilaalso iska jir dadka kula joogo ama dadka aad saaxibada tihiin inay kugu ridaan xumaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More