Site icon Daruur درور

Riyada Geel i eryanaya fasirka waa maxay

Riyada Geel i eryanaya fasirka waa maxay

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday aniga oo awr i eryanaayo oo ila dagaalamayo walina uu rabo inuu ugu durduriyo.

Riyada Geel i eryanaya fasirka waa maxay
Riyada Geel i eryanaya fasirka waa maxay

Jawaabta:

Riyada noocan ah waa riyo tilmaamayso dhibaatooyin inay kulasoo gudboonaanayaan.
Waliba waxay noqonayaan arrimo walbahaar kugu ridayo, riyada geel ama awr kusoo weerarayo ma aha riyo fiican waa riyo tusinayso dhib iyo rafaad.
Ialaahay sharteeda hakaa ilaaliyo.
Iska ilaali adigana wixii dhib kuu keenaya.

Markaan dhib leeyahay dhibka wuxuu noqon karaa khasaaro xagga hantida khilaaf familka dhex mari doona ma musiibo weyn cidda lasoo guboonaanayso.

 

Riyada geel iga cararay oo la qali rabay

 

This kind of dream is a dream that describes problems to overcome.
Yet they will be things that cause you grief, the dream of attacking a camel or a camel is not a good dream, it is a dream that shows trouble and suffering.
God protects its condition.
Beware of anything that causes you trouble.

When I have a problem, the problem can be a loss in terms of property. There will be a conflict between the family.

Exit mobile version