Riyada geed guriga hortiisa ku yaalay oo soo dhacay Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Aug 4, 2021 543 0 Su’aasha: Asc walaaha wabka daruuro waad ku mahadsantahiin sida quruxda badanee bulshada ugu adeegtaan ilahay hidin xiftiyo Wll xalay waxaan ku riyooday ani iyo hooyaday oo guri joogna anoo meel daarada dhexdeedaah taagan waxaa soo dhacay geed guriga hortiisa ku yaalay ani horay ayan u dhaafay dhinacbaana uga leexday waxaana lahayn ilahaybaa na dhaafiyay qashinkiisa dhib buu nagu hayay alx yaanlahayn darada dhexdeeda kuma dhicin ee waxuu ku dhacay meel guriga hortiisa kaleexsan oo naga yaran fog oo wada ah wadada muuna xidhin ee dherar ayuu ugu dhacay lkn geed caleen lah buuna ahaa xayawaan noockastaleh baakasoo baxay ugaar dubo wax badan ilahaybaa nadhaafiyaanlahaa dadka dariska xitaa way iska fiir sanayeen xayawaanka iyaga is cayrsanayay maxay noqonkartaa wll Riyada geed guriga hortiisa ku yaalay oo soo dhacay Jawaabta: Riyada waa digniin waxay tilmaamaysaa inuu jiqo qalad ama go’aan qaldan xagga qoyska ama waxbarashada ama wax kale, naftaada dib ugu laabo eeg waxa kaa qaldan ama waxa ka qaldan hooyadaada, geed soo dhacayo waa astaan aan fiicnayn oo calaamad u ah qalad iyo gef. Riyada Geedaha 0 543 Share