Riyada geed dheer aniga iyo laba nin

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday aniga geed green ah oo wayn fuulay waanan iska fadhiistay oo waxaan ku cunaayay cunto iyo biyo oo ay iga soo daba fuuleen laba nin oon garanayo kabacdina iyaguna laamo inyar iga hooseeya ay fadhiisteen oo ay jaad ku cunayaan iyo biyo
Allah mahadle

Riyada geed dheer aniga iyo laba nin
Riyada geed dheer aniga iyo laba nin

Jawaabta:

Fuulidda geedka aad fuushay waxay tilmaamaysaa jagada aad heli doonto iyo darajada aad ka gaari doonto shaqadaada, raga kaa hooseeya waa dad adiga aad ka badin doonto xagga shaqada, cuntada aad cunaysana waa nolol macaan oo fiican iyo barwaaqada aad heli doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More