Riyada galmada gabar qurux badan

Su’aasha:

Asc waad mahadsantihiin marwalba
Farxadi guudkiina ha ahaato

Waxaan ku riyooday anoo la isiiyay gabadh wadan kale joogta oo ay wadan kayga iigu timid
Gabadh aad u qurux badan
Oon dagnay hotel Hurdo oo sariirta si fiican oo qurux badan loo goglay
Anagoo sariirtii galmo la samaynaya oonu aad u raaxaysanayo anagoo aad u faraxsan
Lkn Aan biyo bixin ayaan toosay
Allah mahadle.

Riyada galmada gabar qurux badan
Riyada galmada gabar qurux badan

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaarayso muraadkaaga ama danta aad u socoto, galmada  waxay tilmaamaysaa in arrimahaaga ay kuu hirgalayaan.

Qofka hadduu ku riyoodo asoo gabar u tagayo markaas si toos u biyabaxay marka uuso toosay ku arkay maradiisa qoyaan riyadaas waa riyo aan fasir lahayn, waxaa ku cayaaray qofkaas shaydaanka, laakin haddii biyo ama mani aan kaa imaanin macanaha waa gaaridda muraadkaaga.

Gabadha quruxda badanna waa adduunyo, marka riyada waa guul iyo raaxo iyo barwaaqo waa riyo bishaaro wadata.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More