Riyada gacantayda iyo lugtayda quraan ku qoran yahay

Riyada gacantayda iyo lugtayda quraan ku qoran yahay

Riyada:

Asc walaal.
Waxaan ku riyooday marar badan gacantayda iyo lugtayda oo shahaadada ku qorantahay, magaca nabiga iyo ayaado surate ikhlaas iyo kawsar.
Iisoo fasir jazaaka Allah khayr.

Riyada gacantayda iyo lugtayda quraan ku qoran yahay
Riyada gacantayda iyo lugtayda quraan ku qoran yahay

Fasirka:

Riyada waa riyo tilmaamayso khayr badan aad heli doonto, waxaad noqon doontaa qof ku toosan diinta.

Dhaqankaaga wuxuu noqon doonaa dhaqan wanaagsan oo aad ku liibaanayso maalinta aakhiro.

Waa riyo aad iyo aad u wanaagsan.

Halkan ka daawo riyada quraanka

 

The dream is a dream that indicates that you will receive a lot of good, you will become a person who is religiously upright.

Your behavior will be a good behavior that will make you successful in the Hereafter.

It is a very, very good dream.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More