Riyada gabar yar shandarawe ku jirta kaso saara naas udhiga
Riyada:
Waxan ku riyoday ano leh inay iga qariyan bay raban Ana dhalay kadib ano helaya gabar yar oo shandarawe ku jirta oo qurxan ciyal qolka kula jiran naas baan udhigaya waxana daremaya naxariis hooyo nimo hada uur le yahay

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad dhalayso ilmo aad ku farxi doonto
Waxaad siin doontaa jacayl iyo naxariis
Waa riyo bishaaro ah, waxayna u badan tahay uurka inay xiriir la leedahay.
Halkan ka daawo riyada dhalmada ilmaha
The dream indicates that you give birth to a child you will be happy.
You will give love and kindness.
It is a good news, and it is more likely to have a relationship with your pregnancy