Riyada qasabka sonkorta iyo shukulaatada

Riyada qasabka sonkorta iyo shukulaatada

Su’aasha: Asc – waxaan Ku riyooday inaan joogo guri nin loyerka I ah ee sharcigayga I Qabilsan Bananka ama Daashka Gurigiisa Waxa Ku nool dad Shqaale u ah ee African ah oo xita dagan meshas Guryo yaryar dashka ugu yaalaan waxaan arkay mid Ka mid ah raga shaqaalaha oo kaso baxaayo guri wato Qasabka sonkorta […]

Riyada laba gabdhood iyo macmacaan

Riyada laba gabdhood iyo macmacaan

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NOO GOYSEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO AY XAAFADA ILA JOOGAAN LABO GABDHOOD OO AAD U QURUX BADAN OON WADA CIYAARAYNO ANAGOO WADA FARAXSAN WAXAANANU CUNAYNAY NACNAC BADANOO KALA WADA NOOCA OO QAAR KOD KU JIRAAN KARTOON DHEER CAD CAD OO MACAAN ALLAH […]

Riyada gabar xalwo i siinaysa aydoo aad u faraxsan

Riyada gabar xalwo i siinaysa aydoo aad u faraxsan

Riyada gabar xalwo i siinaysa aydoo aad u faraxsan Riyada: ASC ALLAH MAHADLEH WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SOO GALAY SUPER MARKET WAYNOO GABADHII HAYSAY AY ISIISAY XALWAD AAD U MACAAN AYADOO AAD U FARAXSAN ALLAH MAHADLEH Fasirka: Riyada waxaa lagu fasiraa nolol raaxo badan […]