Riyada gabar wiil qol kula jirto oo dhar ka buuxo

Su’aasha:

Asc wll bahda daruur jasakalah wan idin mahadcelinya waxa ii fasirtan riyadan waxn qol WADA joogney wiil an aqano guriga waxa ka buuxo dhar waxn ka hagajinayey dharki wan lalabayey isagana wan WADA shekeysaneyny armaajo ayan dharki ku gurey dharka waxa ka mid aha dhar caruuured wu iska tagay walashiba itimidey dharki inti kle wadey waxa kle guriga ka mid aha meherad cunada la laga cuno waxa yalay macunta cunada lagu cuno waxa jooga mesha aabihisa wan ka qajilayey sidi inu sodogey yahay kadib waxn arkay hooyodey oo diyarineysa cuno qado casumad okle ah anigana inan cawiyo ugu tagay mxay noqon karta gurigan WADA jogney waxa kuyalay xafiiska shaqadisa.

Riyada gabar wiil qol kula jirto oo dhar ka buuxo
Riyada gabar wiil qol kula jirto oo dhar ka buuxo

Jawaabta:

Riyada waxaa laga fahmayaa wiilkaas inaad nolol wadaagi doontaan ama wiil kale waa riyo khayr ah aad u fiican guur ayay tilmaamaysaa guud ahaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More