Riyada gabar weji madow oo aroos joogta
Su’aasha:
Asc wll waxa ku riyotey walashey aniga iyo iyada oo tagnay aroos aad uqurux badan arooska cida joogta oo dhan waxay xidhnayen dhar cad aniga iyo iyada ba waxn xidhnayn dhar cad waxay tidhi dadka gabigoodu waxy lahayen waji qurux badn oo cad lkin aniga waxy high ishegty inan laha waji aad u madow iyo gacmaha waxy tidhi qofbad u shekynysey ana waxn laha talow wajigeda maney arkayn wad mahadsantihin wllo ifasir.
