Site icon Daruur درور

Riyada gabar safar la gashay dad aroos ah

Su’aasha:

asc wll waxn ku riyodey ano safar kujira wax ila socotey walashey waxan sarneyn gadhi waxa kle nalasocdey wiil an aqan jamcada ila dhigta waxa kle nala sarnaa lamane aroosa oo xidhan taash cad oo qurx badan ninka caruuskna suit madow safarka dhexdisa hada waxa naso mel dhex marka mareyno lamaane kale oo xidhan dharki lamanaha hore waxay fadhiyen hortayada so jeedka ama dareewalka dhabarkisa waxa is gartey labadii gabdhod oo laabta is galiyey adban ugu farxsana waxn laha mnsha allah wey qurux badanyihn
Mahasantihin bahda daruur.

Riyada gabar safar la gashay dad aroos ah
Riyada gabar safar la gashay dad aroos ah

Jawaabta:

Haddii aad doob tahay riyada waxay tilmaamyasaa in wiil uu rabo inuu kusoo doonto wiil inuu jiro ku jecel oo niyadda kugu haya oo guur kaa rabo.
Safarka iyo lamaanaha arooska ah ayaana astaan u ah fasirka riyada tan ah.

Haddii aad xaas tahay riyada waxay tilmaamaysaa in raaxo iyo jacayl aad kala kulmi doontid ninkaaga

Exit mobile version