Riyada gabar oo leh arooskayga waa berri
Riyada gabar oo leh arooskayga waa berri
Riyada:
Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo gacanta ku haya tigidh meherkayga oo leh waa bari aroosku
![Riyada gabar oo leh arooskayga waa berri Riyada gabar oo leh arooskayga waa berri](https://daruur.com/wp-content/uploads/Riyada-gabar-oo-leh-arooskayga-waa-berri-357x210.jpg)
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa safar, waxaad aadi doontaa wadan kale
Arooskana waxaa laga wadaa isbadalka nolosha aad gali doonto
Waa riyo fiican
Halkan ka daawo riyada arooska
Dreaming describes a journey, you will go to another country
The wedding is about the changes in life you will enter.
It’s a good dream