Site icon Daruur درور

Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun

Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun

Su’aasha:

Xaaskayga oo aanu hadda is guursaney oo aanaan weli is arag maadaama aanu laba wadan ku kala noolahay waxay ku riyootaa riyo Qof uskag weyn oo fool xun oo lagu khasbayo oo lagu leeyahay waa ninkaagii iyana ay leedahay maaha ninkaygii maxay riyadaasi noqonaysaa.

Riyada gabar nin qabo oo ku riyoonayso nin foolxun
Riyada gabar nin qabo oo ku riyoonayso nin foolxun

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa xaaskaaga inay aad uga baqayso guurka waxayna aad uga fikiraysaa mustaqbalka guurka, waxaa kaloo ay noqon kartaa riyadan riyo nafsi ah, waxaana keenay fikirka ay ka fikirayso ninka ay guursatay, marka inshaa Allaah wax dhib ma laha, riyada noocan oo kale ah fasiraad ma laha, waayo nafta ayay kasoo fushaa waa sida qarowga oo kale.

Riyada islaamo suufi ah oo durbaan tumanaya

The dream indicates that your wife is very afraid of marriage and thinks about the future of marriage, it can also be a psychological dream, and it is caused by the thought of the man she has married, when hopefully there is no problem, such a dream has no interpretation, because she enjoys her soul is like a dream.

 

Exit mobile version