Riyada gabar lacag siinaysa hooyadeeda
Su’aasha:
Asc Wll allaha ku barakeyo
Waxan Ku riyooday anigo laamiga geeskiisa joogo lacag ayaan tirinayay waan xisaabay hooyo ayaan u dhiibay marke baxde ayan ka daba orday hoo kuwaane ku darso ayan dhahay wey igu filan yihiin aye i dhahde laamiga ayan uso laabtay wiil yar ila socday ayan wayay xogo yar kidib wan helay gacanta ayana kaso qabtay.
Marar badan ayaan ku riyooday anigo laamiga dhex socdo. Jazakaallh
