Riyada gabar ku kaadisay masjid ay culimo ka buuxaan
Riyada:
Waxan ku riyadoy anigo masjid ay culumo ka buuxda ku jiro u ka mid aha sh,xusen cali jabuti ka dibna masjidka dhexdisa ayan ku kaadiye lkn kadida ku tala gal igama ahayn wey iga baxsaty ka dib anigo xishonaya ayan ka so baxy masjidka o ka welwelsan ma ka nadiifisa najasada mse wa iska dhafa anigo ka xishonaya in lay ogaado inaa halkaa ku kadiye
![Riyada gabar ku kaadisay masjid ay culimo ka buuxaan Riyada gabar ku kaadisay masjid ay culimo ka buuxaan](https://daruur.com/wp-content/uploads/Riyada-gabar-ku-kaadisay-masjid-ay-culimo-ka-buuxaan-357x210.jpg)
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa baahi weyn inaad u qabto guur,
Kaadida masjidka aad ku kaadinayso waa astaan tilmaamayso inaad u baahan tahay guur xalaal ah
Mar kaste niyadda ayaad guur ku haysaa, Ilaahay khayr haku waafajiyo
Halkan ka daawo fasirka riyada kaadida
The dream indicates a great need to marry,
Urinating in the mosque you urinate on is a sign that you need a legal marriage
Whenever you have a marriage, God bless you.