Site icon Daruur درور

Riyada gabar iyo walaasheeda habeen mugdi ah buur dul saaran

Su’aasha:

Asc wllo waxad ifasirtan riyadan Waxan ku riyooday aniga iyo walashy oo adhi haben mugdiya lajoogna buur dusheed aadna aan ubaqanyo walashayna may baqanynin waxan nasoo galay waraabe iyo dawaco iyo ey is eryanaya waxna namay yeelin.

Riyada gabar iyo walaasheeda habeen mugdi ah buur dul saaran
Riyada gabar iyo walaasheeda habeen mugdi ah buur dul saaran

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay kula soo gudboonaanayaan mashaakil iyo cabsi iyo walwal iyo jahawareer adoo ay dusha kaa saaran tahay mas’uuliyad adag waxaana ku gaadaya dad cadow ah oo dhib kula rabo laakin waad ka badbaadaysaa wax dhib ah kuuma geysan karaan haddii Alle idmo.

Riyada waa digniin lagaaga digayo dhib kugu soo socda oo laga yaabo dad cadow ah inay kugu samayn rabaan.

Exit mobile version