Riyada gabar gudniin fircooni la gudayo oo aan ka reebayo

Su’aasha:

Asc Daruur.com, wll waxaan kuriyooday anigoo gabar qaraabadayda ah oo lagu samaynayo gudniin fircooni ah aad u difaacaya oo dadkii hawsha waday aan kuleeyahay joojiya, ha samaynina, sidani maaha sunnihii rasuulka, aadna wan u xanaqasanaa markaa

Riyada gabar gudniin fircooni la gudayo oo aan ka reebayo
Riyada gabar gudniin fircooni la gudayo oo aan ka reebayo

Jawaabta:

Waxay tilmaamaysaa riyada inaad ku jirto arrimo buuq ah oo nafsaani ah waxaadna la kulmaysaa arrimo ku mashquulinayo oo aad ka fikiri doontid, waxaana samaynaya qof qaraabadaada ah, waxaa dhici karta gabar saaxiibo aad tihiin inay arrimahaas kula jirto, marka iska yareey fikirka badan iyo wixii xun.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More