Riyada gabar garaacayso gabar kale

Su’aasha:

asc wllo waxku riyodey ano garacaya dilaya gabadh an jaar ahan jirney hada se jar ama daris ma nihin dhulka jiiftey dhirbaxo waxba la dhayy inbadan wan qaracayey iskama key celineyn waxn ahy gabadh an guursan gabdha an qaracayeyna hada mel ay ku noshey ma aqan.

Riyada gabar garaacayso gabar kale
Riyada gabar garaacayso gabar kale

Jawaabta:

Waxay tusinaysaa riyadan inuu jiro qof adiga kuu dhow deris ama qaraabo aad tihiin oo qalad ku jiro oo u baahan nasteexo, garaacida sidaas ayaa lagu fasiraa riyada waa riyo fiican, qofkaas ayaa laga yaabaa inaad saxdo oo aad ku toosiso waddada saxda ah oo aad qaladkiisa ka saxdo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More