Riyada gabar aan jeclahay oo iga masereyso
Su’aasha:
Asc walaal waxan kuriyoday aniga iyo gabar xirir jacayl naga dhexeyo oo joogna meel sida shaleemo ah oo cayar laga dawado ayaa waxa dhacday in aan arkay mrs world gabar tiktok can ka ah kadib aan lafariistay an shukansaday xooga markan la fadhiye ayaan gadaal eegay waxan arkay gabadhan jeclaa oo oyneysa kadib waan utagay waan sasabay markan sobexeyne tii kalan arkay way iga xanaqday waan isla yara foodeynay ana qoftan jeclaa ayaan raacay ayadana gabdha sxbadeed ayaay raacday ayago ifoodeynaya camal naagtas ayad ka cabsata ana an dhahaayo waan jeclahay maxay noqon kartaa.
