Riyada gabadh aan ilmader nahay iyo gaadhi aad u qaaliya
Su’aasha:
Asc waad mahadsan tihiid gud ahan webka gaar ahan culimada sida sharafta badan ee cilmiga waynle kor ilaahay ha idiin qaado
Allah macak
Waxan ku riyooday anoo wata oo fushan gaadhi cadoo aad u qurux badan oo cusub wayn oo waasac ah nooc aad u qaaliyuuu ahaa parado ah land cruiser ayaa waxaa ila soo fuushan gabadh aan ilmader nahay dhinacayga soo fadhiisatay
waan sheekaysanaynay anagoo aad u faraxsan allah mahad
