Riyada gaariga hallaabayo iyo xabxab la jarjarayo
Riyada gaariga hallaabayo iyo xabxab la jarjarayo
Riyada:
FADLAN II FASIRA.
1: Waxaan ku riyooday anigo gaadhi wada yar oo aan ka kaxaystay aderkay waxa ila socda nin aan aqaan oo tagsiile ah gaadhiga breakga ayuu iii qabsami waayay wan ka degay anigo eeg isle gaadhigii isaga ayaa is kaxeeyay oo meel geerash ah intu galay ayuu shil galay markan u tagay ee aan waydiiyay gaadhiga waxa ku dhacay khasaaraha anigaa qaba e waxa uu iigu jawabay qosol iyo jeesjees sido kale enanki ila socday ee tagsiilaha ahaa isaga laftarkisu wa dhoola cadeeyy markan waydiiyay sabaabta uu break ga gaadhiga u qabsami waayay. Labadooduba waxay u eegayeen inay cilada garanayan lkn ay iga qarinayaan. F.G. laba maalmod oo isku xiga ayaan ku riyooday gaadhiga yar anigo la socda oo 2 ba enan oo asxab nahay ila socdan.?
2: sidoo kale anigo xabxab casaaday oo qurux badan googaynaya cunayanana oo la jooga edo iyo adero oo aanan hada wada joogin iyaguna ila googaynaya siiba adero.?

Fasirka:
Riyada koowaad waxay tilmaamaysaa inaad faraha la gali doonto arrin aadan wax ka qaban karin.
Riyada labaad waxay tilmaamysaa xiriir fiican oo farxad leh
Halkan ka daawo xabxabka marka lagu riyoodo
The first dream indicates that you will get involved in something that you cannot control.
The second dream indicates a good and happy relationship.