Riyada gaadhi aad u qurux badan Land Cruiser ah

Su’aasha:

Asc nabadgalyo korkiina ha ahaato
Waxan ku riyooday aniga oo gaadhi aad u qurux badan land cruiser ah oo qaaliya midabkiisuna cadaan yahay iibsaday oo aad ugu faraxsan
Allah mahadle.

Riyada gaadhi aad u qurux badan Land Cruiser ah
Riyada gaadhi aad u qurux badan Land Cruiser ah

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku guulaysan doonto nolosha sidoo kale inaad heli doonto guur, gaariga wuxuu astaan u yahay muraadkaaga inaad gaarayso, maxaayeelay qofka wuu u fuulaa meesha uu rabo ayuu dhaqsi ku aadaa, arrimaha sahal ayuu uga dhigayaa, marka riyada waa bishaaro aad u fiican guul iyo horumar ayaad heli doontaa inshaa Allaah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More