Site icon Daruur درور

Riyada foosha naagta uurka leh

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday Uur anoo leh oo foolanayo lkn caloosha ilmaha kujiro aanan dhaqaaaqeynin.

Waxaan ahay xaas.

Riyada foosha naagta uurka leh
Riyada foosha naagta uurka leh

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto dhibaatada iyo mashaakilka kuu gaarka ah, iyo inaad heli doonto khayr badan, hanti iyo nolol wanaagsan.

Haweeneyda hadday ku riyooto fool aan dhalmo la soconin sidaas ayaa lagu fasiraa waa riyo tilmaamayso inay kaa hari doonaan wixii aad ka sheganayso oo dhib ama mushukilo ah.

Exit mobile version