Riyada faraantiga iyo xirashada kabaha

Riyada faraantiga iyo xirashada kabaha

Riyada:

Shekh wxan kuriyooday labo riyood oo kala ah

aniga oo wado dheer maraya meeshuna madow be ahayd habeen ah kadib talaabo aan qaadoba faraanti ayaan qaadanayay farantiyo aad u wada qurxoon ayaan aruursanayay oo dahab ah guriga markaan imaaday dadka guriga joogay odhan ban u qaybiyay halka anigana aan qaatay mid aan i cajabinin oo sida kuwa kale u qurxoonen waxan iska dhigayay mid ku faraxsan

Riyada labaad waxan kuriyonaya safar ayaanu ahayn kadib aniga iyo walashay ayaa meel ku dagnay oo kabo lagu iibiyo aniga kabo aan xirtay gabadhii mesha lahayd idhahday iska siib kuma la.eko mid kle ayaan xirtay markaan ku Socon waayay ayan iska dhigay kadib mid aan hore u diiday ayan ku noqday oo iska xirtay anoo isku qasbaya lakin dib wan iskaga qanci rabay kadib safarkii ayanu sii wadanay.

Riyada faraantiga iyo xirashada kabaha
Riyada faraantiga iyo xirashada kabaha

Fasirka:

Labada riyo xiriir ayaa ka dhexeeyo, waxay tilmaamayaan inaad guursan doonto nin aadan ku qanacsanayn.

Riyada faraantiga guur ayay tilmaamaysaa sidoo kale riyada kabaha.

Ama waxaa lagaaga digayaa nin aan munaasib kugu ahayn oo aad adiga rabto inaad mustaqbal ka dhigato.

 

 

Halkan ka daawo riyada faraantiga

 

The two dreams are in connection, indicate that you will marry a man you are not satisfied with.

The dream ring indicates a marriage
as well as shoe dreams.

Or you will be warned against an ideal man and you want to make a future.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More