Riyada fanaanad iyo kastuumo kaliya lagu tukanayo

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday anigoo musale ama saliga salaada fidsaday oo marbasi ku sujuuda mar kali ah kana kacay meeshi laakiin waxaa yaab lahaa waxan xirnaa fanaanad iyo kastuumo oo kali ah kadib macawis ayaan xirtay kadib waxa I arkaayay labo nin oo mid ka mid ah ayaa I dhahay dabo yara ayaa ledahay ama gus yar kadibna aan macawistii iska fayday anoo dhahayo waa kas anon kastumadi is bixin jus macawisti ayaan hoos u dhigay markaas waxaan watay juus yar oo midka tubada lagu dhuuqa ah ninki juuskii ayuu ima qaday kan ana qadanayo ana wan ka qaaday oo ka maroojiyay

Saliga salaada on fidsaday iyo sujuuda an sujuday walibo anigoo kastumo xiran kastumada aan ku sujuuday laba qof baa qof ee I arkayay kadibna ayana i yiri daba yara ledahay misa na I yiri gud yara ledahay ana aan markas macawis xirtay macawistii ayaan dib good u dhigay ah on iri wakas ano wali kastumadi xiran macaisti dhexdeda ayu juus mida kartonka ee tubada lagu nuugo oo yar ayuu ka so dhexbaxay aso leh kan anaa qaadanayo kadibna waan ka maroojiyay on ka qaday labas nin wana aqaana sibo kan ila hadlay oo juuska wan ka qaaday waaba laba nin Oon macqula oon wax xumana naga dhaxayn labadana dukaman ayay leyihin wana kuul guys sory inan markale ku celiyo qoralkan.

Riyada fanaanad iyo kastuumo kaliya lagu tukanayo
Riyada fanaanad iyo kastuumo kaliya lagu tukanayo

Jawaabta:

Riyada guud ahaan waxay la xiriirtaa digniin ku saabsan inaad iska ilaaliso dadka qaarkii oo raba inay ku galiyaan qalad ama qalad kaa faafiyaan.
Taas waxaa laga fahmayaa cowrada meesha ka muuqata, sidoo kale adoo ku tukanaya kastuumo taas oo khilaafsan salaadda, marka waxay tilmaamaysaa inay jiraan qaladaad ama waxyaabo dembi ah oo aad ku dhaqaaqi doonto oo lagaaga digayo, labada nin sabab ayay u noqon karaan ha u qasdaan ama yaysan u qasdin marka digniinta meesha ayay aadaysaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More