Riyada fanaanad iyo kastuumo kaliya lagu tukanayo
Su’aasha:
Waxaan ku riyooday anigoo musale ama saliga salaada fidsaday oo marbasi ku sujuuda mar kali ah kana kacay meeshi laakiin waxaa yaab lahaa waxan xirnaa fanaanad iyo kastuumo oo kali ah kadib macawis ayaan xirtay kadib waxa I arkaayay labo nin oo mid ka mid ah ayaa I dhahay dabo yara ayaa ledahay ama gus yar kadibna aan macawistii iska fayday anoo dhahayo waa kas anon kastumadi is bixin jus macawisti ayaan hoos u dhigay markaas waxaan watay juus yar oo midka tubada lagu dhuuqa ah ninki juuskii ayuu ima qaday kan ana qadanayo ana wan ka qaaday oo ka maroojiyay
Saliga salaada on fidsaday iyo sujuuda an sujuday walibo anigoo kastumo xiran kastumada aan ku sujuuday laba qof baa qof ee I arkayay kadibna ayana i yiri daba yara ledahay misa na I yiri gud yara ledahay ana aan markas macawis xirtay macawistii ayaan dib good u dhigay ah on iri wakas ano wali kastumadi xiran macaisti dhexdeda ayu juus mida kartonka ee tubada lagu nuugo oo yar ayuu ka so dhexbaxay aso leh kan anaa qaadanayo kadibna waan ka maroojiyay on ka qaday labas nin wana aqaana sibo kan ila hadlay oo juuska wan ka qaaday waaba laba nin Oon macqula oon wax xumana naga dhaxayn labadana dukaman ayay leyihin wana kuul guys sory inan markale ku celiyo qoralkan.
