Riyada Eyga layska raacdeynaayo

Su’aasha:

Waxaan xaley dhan ku riyoonaayey iyadoo gurigeena uu Eey soo galay anna aan raacdeynaayo oo dhagax ku tuuraayo riyadaas maxaa lagu fasiraa.

Riyada Eyga layska raacdeynaayo
Riyada Eyga layska raacdeynaayo

Jawaabta:

Waa dad kaa masayrayo oo xaasid kugu ah aad bursanayso, eyga waa cadow daciif ah oo kuu dhow, marka riyada waa digniin iska jir dadka qaarkii iska dhigaya inay saaxiib kula yihiin hadana xun.

Sida la og yahay eyga waa xayawaan dadka ku dhex nool oo guryaha dadka soo gala  marka astaan ahaan marka riyo lagu arko wuxuu tilmaamaa qof saaxiib kula ah oo cadow oo fuley ah oo dhib si toos aan kugu samayn karin.

Riyada eyga waa riyo dadka kusoo noqnoqota oo yeelata qaabab kala duwan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More