Riyada Elon Musk talo i siiyay oo marka aan faaiday
Su’aasha:
asc sxbyaal karaamo io sharaf korkiina.
“Riyada wxee kabilabatay anigoo elon musk lajooga oo aan dhahayo businesskeega wuu socon la yahay asna hal daqiiqo in kayar uu businesskeega ku indho indheena kadibna waxas kaqaldn uu dhaha islamarkaasba faaidaa iibilaabatay intaan xasuusto 100k dllar kor udhaafeysa helay wan umahadceliyay oo kasoo tagay hadana isla riyadi waxyar kadib lkn isku waqt ma ahan may be 2 ama 1sac udhaxesay waxaan arkay aniga io 2kale ila dhashen oo tuugo naqabaneesa tuugada anigee madaxa bistolada iga sarayan islmarkiina nin askari meesha fadhiyay nimanka toganayo oo dhulkee kudhacayan sidaas kubadbaada mida kale ninka madaxa pistolka iga saaray riyada dhexdeed qoyskeega dhan wee yaqann oo nin hebloow waye e dhahayeen maxee noqon kartaa
FG: elon musk intaan jiifan videoskiisa daawanayay sidoo kale meel kalena wan kafikirayay
