Site icon Daruur درور

Riyada eey i qaniinayo aan haraanti isaga fujinayo

Su’aasha:

Asc walaal waxan riya ku arkay eey iqaniinayo aan haraanti isaga fujinayo waliba anigo kaba buud ah xiran

Riyada eey i qaniinayo aan haraanti isaga fujinayo
Riyada eey i qaniinayo aan haraanti isaga fujinayo

Jawaabta:

Waa cadow taag daran aad iska dhicin doonto riyada waa riyo tilmaamaysa inuu jiro qof cadow kugu ah oo daciif ah aan waxba kaa qaadi karin qaylo iyo caay kaliya ayuu awoodaa marka ugu dambaysa waad iska dhicin doontaa.

Exit mobile version