Site icon Daruur درور

Riyada eey guduudan oo gabar la qabo jirkeeda taabanayo

Su’aasha:

Asc wll allaha ku barakeyo Maxa lugu fisira riyada eey guduudan oo qorta ka cad kidibne qofka madaxa iyo dhabarka ka taabanayo qofkina u leyahy wuu inijasey.
Waxa ku riyotay haweeney xaas eh
Jazakaallh.

Riyada eey guduudan oo gabar la qabo jirkeeda taabanayo
Riyada eey guduudan oo gabar la qabo jirkeeda taabanayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa qof xun inuu daba socdo qoftaas oo raba inuu dhib u geysto sidoo kale riyada waxay tilaamaysaa inay galayso dhibaato iyo mashaakil waxaana sabab u noqonaya qofkaas.
Eeyga guduudan riyo marka lagu arko waa wax aan fiicnayn oo tilmaamaya mashaakil iyo dhibaato.

Exit mobile version