Riyada duugida qof nool maxay tahay
Su’aasha:
Asc walaal aad baan kuu salamay waxan rabaa inad riyadan ii fasirto gabar walaasheey ah baa ku riyootay iyada iyo walaalked oo hooyo soo duugaya micnaha qabri u wadan iyada oo nool hooyadana ay raali ka tahay iyagana ay wax caadi ah la tahay gabadha hooyadeed ayey duco waydiisaneey oo ku leedahay hooyo Janno iigu duceey kadibna hooyo Ayey qabriga dhigayaan. Please walal si dag dag igu soo jawab Allaha qeyr ku siiyo wan walwalsanahayee.
