Riyada dumar isleynaya iyo lumidda taleefanka gacanta

Su’aasha:

Asc wll waxd ifasirtaa waxn ku riyodey ano heysta cunug wiil yar dhabteyda ku hayey waxn laha ana dhalay kadib waxa ii imi nin wuxu igu laha waxad tahy gabadhii shaqo doonka aheyd shaqada iweydisatey kadib wu iga tagay waxn arkay hablo an yaqan oo isleynaya wan utagay wan kla celinayey qarba guri ayey isklaso hadlayen kadib wey islayeen ana wan iskaga tagay dagalka kuma jirin mopilkeygi ayan wayey kadib marki danbe ayan helay
Ifasir wll mahadsantihn

Riyada dumar isleynaya iyo lumidda taleefanka gacanta
Riyada dumar isleynaya iyo lumidda taleefanka gacanta

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in wax yar dhib aad gali doonto oo ay dumar sabab u noqonayaan laakin waad ka badbaadi doontaa, riyada dagaalka iyo lumitaanka moobelka waa riyo tusinaysa mashaakil iyo dhib inay kula soo gudboonaanayaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More