Site icon Daruur درور

Riyada ducada lagu duceysto oo qofka riyo ku arakayo

Riyada ducada lagu duceysto oo qofka riyo ku arakayo

Riyada:

Sheekh waxaan taasaa marar badan angoo akhrinaya ducooyin kaab koob kooban oo markaan soojeeday aan ku ducaysanayay waxaa kamida الهم اتي أعوذ بك من جهد البلاء ودرك الشقاء وسوء القضاء وشماتة الأعدء sheekh miyaa la odhan karaa waa xadiisu nafsi mise waa raxmaani iisoo sheeg sheekh

Riyada ducada lagu duceysto oo qofka riyo ku arakayo
Riyada ducada lagu duceysto oo qofka riyo ku arakayo

Fasirka

Riyada ducooyinka aad ku duceysanayso markaad ku riyoonayso waa niyadda aad ku hayso ducada.

Marka riyada waa riyo qalbigaaga ku taagan oo aad ka fikirayso

Ilaahay khayrka hakuu siyaadiyo

 

Waxan Ku riyooday dad duceysanayo

Riyada akhriska  quraanka halkan ka daawo

 

The dream of the prayers you pray when you dream is the mood you have in the prayer.

When the dream is a dream in your heart you stand and think about

May God increase his goodness.

Exit mobile version