Site icon Daruur درور

Riyada Dooli cad oo weyn dooli yar cunaayo

Riyada Dooli cad oo weyn dooli yar cunaayo

Su’aasha:

waxaan Ku riyoday dooli cad oo wayn oo cunaaya dooli yar gudaha darbiga daaqadayda kadibna wan u dhawaday ano rabo inan dilo wuu baxsaday waxuu ka baxay daaqada oo xiran laba bir isku imadan meel ciriiri ah balsa waxa la yabanay dooliga wax cunayo waxuu ahaa dooli tacbaan ah ama xanuunsan oo kale waxuu na cunayay doli yar lakin wuu wayna kan wax cunayo.

Riyada Dooli cad oo weyn dooli yar cunaayo
Riyada Dooli cad oo weyn dooli yar cunaayo

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa isbadal noloshaada lasoo gudboonaan doono waliba dhanka dhaqaalaha, dooliga tacbaanka waa xaalad xumo iyo ciriiri dhanka dhaqaalaha dooliga weyn oo wax cunaya waa xaalad barwaaqo iyo aaran tilmaamayso marka waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso khasaaro inaad gasho ama dad inaad heshiis ganacsi la gasho iyagoo ah kuwa aan daacad ahayn ama khasaaro kula maagan guud ahaan riyada waa digniin, riyooyinka kale la socda fasirkan ayay xoojinayaan.

 

Riyada Labo Dooli Ul Lagu Dilayo

This dream describes changes that will be passed in your life in terms of the economy, the mouse is a bad situation and a crisis in terms of the economy. A big mouse that eats is a situation of prosperity and prosperity when you are required to avoid losses or people to enter into a business agreement with those who are dishonest or lose. Other dreams accompanying this interpretation reinforce it.

 

 

إذا رأيت جرذاً في الحلم فتفسيره أنك قد خدعت ولحق بك الأذى بسبب جيرانك، وكذلك سينشب خلاف بينك وبين الأصدقاء. إذا أمسكت جرذاً فهذا يعني أنك ستحقد على حثالة الناس الآخرين حولك وستتفوق على أعدائك الذين يكيدون لك. إذا قتلت جرذاً فتفسيره إنك طيب الحظ وستفوز في كل مجال تطرقه

Exit mobile version