Riyada dilka maska iyo dhiiga kintirka

Riyada dilka maska iyo dhiiga kintirka

Riyada:

Asc waxan ku waydinaya walaal fasirka labo riyo 1 waa aniyo walaashay oo qol kuwada jirna markaa waxay dilaysaa mas dheer oo dhuub iyada dilaysa anigu waan ka gabanaya markay disho qoorta ayay ka goynaysa ana waxan lasoo cararaya weel oo waxan ku odhanaya caanaha inooga lis
2 waxan kuriyooday xalay ano xubinka waliba qaybta kintirka dhiig iga imanyo

Riyada dilka maska iyo dhiiga kintirka
Riyada dilka maska iyo dhiiga kintirka

Fasirka:

Riyada koowaad: waxay tilmaamaysaa qof cadow ah oo adiga aadan  ogeyn laakin walaashaada ay kaa reebi doonto.

Waxaana laga yaabaa inuu yahay nin aad adiga rabto ama xiriir idin ka dhexeeyo.

Riyada labaad: waxay tilmaamaysaa xiriir guur iyo aroos, waxaa laga yaabaa inaad guursato oo aad aqalgasho.

dhiiga kaa imaanayo ayaana astaan u ah, wuxuu noqon karaa dhiiga bikaarada.

 

Riyada fiirinta farjiga halkan ka daawo

 

The first dream: it describes an enemy who you don’t know about but your sister will keep you out.

And he may be a man you want or a relationship between you.

The second dream: it describes a marriage-wedding relationship, you may get married and get husband’s House

The blood that comes from you is a sign, it can be the blood of the virginity

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More