Riyada dilka masas badan iyo mid ku qaniinayo
Su’aasha:
Wll waxaan ku riyooday anigoo mas wayn I bur sanaayo dadna ay iga horeeyaan dad qaarna waxay isku dayaayayn in ay dilaan way dilayn maskii lkn masas yar yar ah ayaa iga hor imaadayn waxaa isku dayay inaan ordo hadane waxaan is dhahay intii aad ordi lahayd shahiid isla erayga shahiid aan isticmaalay anigoo mid mid u dilaayo ayaa mid ka mid ah lugta midig iga qaniinay xanuun aa dareemay lkn waan sii waday dilkooda
