Riyada dilka bisada tinta laga xiiray
Riyada dilka bisada tinta laga xiiray
Riyada:
Sheikh waxan ahay gabar waxan ku riyoode anigoo bisad tinta laga xiiray ifiirineso kadib dilaayo wee iga fakanee
hadane waan qabanaya anigoo haayo ayee cudur igu ridee bananka ayaan usaaray weey oroday anigoo madagi rabo ayeey hooyo caano isiisay.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa naag xun oo aan kaa haraynin oo ku dhibayso.
Waxaa laga yaabaa inaad la dagaallanto oo ay dhib kuu geysato
Waxayna u eg tahay gabar adiga kaa masayrayso.
Waxaa lagaaga digayaa qoftaas.
Dreaming describes a bad woman who doesn’t leave you alone and bothers you.
You may struggle and it will hurt you
It looks like a girl who is jealous of you.
You are being warned about that person.