Site icon Daruur درور

Riyada dibi yaroo isu badalay dameer

Riyada dibi yaroo isu badalay dameer

Su’aasha:

asc ciid Mubarak
waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo jooga meel barwaaqo ah oo wada dhiroo Green geeduhu yihiin ayaa aan LA ciyaarayay oo madaxiisa igu xoqaayay dibi yar oo geeso Yar yar le wuu iraacay oo uu lugahayga madaxiisa ku xoqaayay anoo socda oo uu ila ciyaarayay oo anaa aan aad u faraxsanayoo qoslayay
kabacdi anoo hadana meel wada dhira maraya ayaan arkay dameer kii yaraa oo Yara wayn markuu I arkuu igu soo cararay oo uu ii yimid
markaasi markii hore ba inuu dameer uun ahaa iyo inuu dibigii yaraa dameer isu badalay waa mid
Allah mahadleh

Riyada dibi yaroo isu badalay dameer
Riyada dibi yaroo isu badalay dameer

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo durdur xagga nolosha, dibiga wuxuu tilmaamayaa nolol iyo khayr fara badan iyo aaran qofka uu heli doono dameerka uu isu rogayna waa dulqaad iyo sabar iyo adeeg aan xad lahayn, meesha doogga ahna waa nolol fiican riyada waa riyo wanaagsan.

 

Gabar ku riyootay daayeer iyo dameer iyo beer qurux badan

Dreaming describes prosperity and flow in terms of life,

the bull describes a lot of life and good and revenge for the person

he will find and the donkey he turns into is patience and patience and unlimited service,

and the grass is a good life dream is a good dream.

يدل الحلم  على الازدهار وتيار الحياة ،
يشير الثور إلى الكثير من الحياة والخير يجده  الشخص الذي

الحمار الذي يتحول إليه هو الصبر والصبر والخدمة غير المحدودة ،
والمراعي هي حياة جيدة.

Exit mobile version